XASUUSIN IYO WARGELIN

JADWALKA IYO QAABILAADDA IMTIXAANKA FASALKA 12aad

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka fasalka 12aad ee gobollada (Afdheer, Doollo, Shabeelle, Liibaan iyo Qoraxey) in ay iska soo xaadiriyaan goobta ay ku qaadanayaan imtixaanka, wakhtiga lagu xusay jadwalka.

Wareegga 1aad: Social Science

Khamiis, Meskerem 26-28, 2015 EC.

– Wareegga 2aad: Natural Science

Sabti, Tiqimti 05-06, 2015 EC.

FG: Waxaa lagu war-galinayaa ardayda, in ay jaamacaddu ku qaabilayso kaliya wakhtiga jadwalka ku xusan.