በሶማሊ ክልል ቀብሪዳሀር ዩኒቨርሲቲ የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ ፈተና መስጠት ተጀመረ

ዛሬ በቀብሪዳሀር ዩኒቨርሲቲ በተጀመረው የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ ብሄራዊ ፈተና ከክልሉ የተለያዩ ዞኖች የተውጣጡ 5300 ተማሪዎች ፈተናውን እንደሚወስዱ ተገልጿል።

የቀብሪዳሀር ዩኒቨርሲቲ ፕሬዘዳንት ኢ/ር አብዲፈታህ አህመድ ፤ ዩኒቨርሲቲው ምክትል ፕሬዘዳንቶች ፤ ከክልሉ ትምህርት ቢሮና ከፌደራል ትምህርት ሚኒስቴር የመጡ ሀላፊዎች በተገኙበት በዩኒቨርሲቲው የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ ብሄራዊ ፈተና በይፋ መስጠት ተጀምሯል።

Jaamacadda Qabridahar 5,300 oo arday oo ka kala yimid shan gobol oo Deegaanka ah ayaa saaka u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee heer qaran ee fasalka 12aadka.

Madaxweynaha Jaamacadda Qabridahar Eng. C/fataax Axmed Raabi, madaxwayne-ku-xigeennadiisa, xubno ka socda Wasaaradda Waxbarashada Dalka & Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa si habsami leh u furay imxitaamka heer qaran ee fasalka 12aadka oo jaamacaddu martigelinayso.

Ardayda imxitaamka galaysa ayaa ah kuwo bartay culuunta arrimaha bulshada.

Imxitaanka oo jawi nabdoon ku billaabmay ayaa socon doona maalmo kooban.

#Uok