BISHAARO BISHAASHO BISHAARO

Jaamacadda Qabridahar waxey dhamaan daneeyayaasha waxbarashada ugu bishaareeneysaa in labilaabey qabashada arjiga Waxbashada heerka labaad (Masters program) ee 2015 T.I.

Qeybaha Jaamacaddu ay bixineyso waxaa lagu caddeeyey shaxdan hoos kuxusan.

UOK

17/11/2022