Ogeysiis!!!

Waxey jaamacada Qabridahar ogeysiineysaa ardeyda sanadka labaad kujira ee jogtada ahaa inay soxarodan ,diiwaan galintooduna ay kubeegan tahay 25-27 Bishan Taahsaas ee 2014 T.I. Ama 03–05 January 2022 GC

F.G: Waxaa lafarayaa in ayna kasoo hordhicin kama soodibdhicin wakhtigaa kor aan ku sheegnay .

* intaad jidka kusoojirtaan waxaa laydin farayaan inaad kataxadartaan kama gashamataan xanunka xanunka Corone virus