Ogeysiis Muhiima

Dhamaan ardeyda dhameysatey Sanadka koobaad (Fresh man common courses) ee Jaamacadda Qabridahar waxaan ogeysiineynaa iney jirto fursad waxbarasho ee dhakhtarnimada (MD) oo uu bixinayo Xafiiska Adeega Shacabka ee DDS. Faah faahinta waxaad kafiirisaan warqada lifaaqa ee kasoo baxdey Xafiiska aan kor kuxusney ee DDS.