Waxaa wacyigalin ku saabsan qaab socodka imtixaanka fasalka 12aad loo qabtey ardeyda imtixaanka fasalka 12aad uu beri uga bilaabmi doonoo Jaamacadda Qabridahar.

Nasiib Wacan!!

***********

በቀብሪደሃር ዩኒቨርሲቲ ከነጌ ጀምሮ ለሚሠጠው የ12 ክፍል መልቀቂያ ብሔራዊ ፈተና ዙሪያ ለተፈፈታኞች ገለጻ ተደረገ።

መልካም ዕድል::